Skip to main content
Adeegyadeena

We save lives through donation and offer hope and healing

LifeSource waa urur aan faa'iido doon ahayn oo u heellan badbaadinta nolosha iyada oo loo marayo tabarucaada xubinta, isha iyo unugta oo ku taalla Midwest Upper.

Waa mudnaanteena inaan u adeegno 7 milyan oo qof oo ku nool bulshooyinka Minnesota, North Dakota, South Dakota iyo qaybo ka mid ah galbeedka Wisconsin. Waxaanu gaarsiinaa kuwa u baahan tallaalada naf-badbaadinta iyo unug wax ka beddelaya nolosha ee kuwa u baahan.

Si aan u dhammaystirno shaqadeena muhiimka ah, waxaanu bixinaa saddex adeeg oo muhim ah:

Wall Dedication

1. We manage all aspects of organ, eye and tissue donation

2. We support donor families

Taageerida qoysaska tabarucaha ayaa udub dhexaad u ah shaqadeena. Waxaanu taageernaa qoysaska tabarucayaasha xubnaha, indhaha iyo unugyada marka la joogo waqtiga tabarucaada – iyo bilaha iyo sanadaha soo socda. Tan waxaa ka mid ah:

3. We educate communities and healthcare partners about their role in the life-saving process of donation

Badbaadinta nolosha iyada oo loo marayo tabarucaada xubnaha waxay ku suuroobaysaa oo keliya deeqsinimada shakhsiyaadka doorta inay wax ku tabarucaan. LifeSource, waxa ay dardargelinaysaa olole weyn oo  “Calaamadee Sanduuqa” ("Check the Box") iyo olole “Tabarucaad Hadal” ("Talk Donation")si loogu dhiiragaliyo dhammaan bulshooyinka inay  iska diiwaangaliyaan onlayn  ama barta DMV.

In ka badan 20 sano, LifeSource waxay ka shaqaynaysay inay ka gudubto aamin-darrada caafimaad iyo macluumaadka khaldan ee ku aadan tabarucaada xubnaha ee dadyowga Madow iyo Maariinka ah, gaar ahaan bulshooyinka waaweyn ee Afrikaan Ameerikaanka ah iyo kuwa Dhaladka Maraykanka ah ee ku nool Ismaamulka Minneapolis/Hennepin. Waxaanu aragnay heerka diiwaangelinta tabarucayaasha oo kor u kacday hannaanka ku dhawaad 10 boqolkiiba dadkaas iyo 30 boqolkiiba guud ahaan.

Dhisidda taageerada bulshada ee tabarucaada waxay u baahan tahay wada-shaqeyn iyo u doodista iskaashatadeena cajiibka ah:

Waxa ugu fiican ee ku saabsan la shaqaynta LifeSource waa dhinaca iskaashiga. Waxay ku fiican yihiin inay ka jawaabaan su'aalo kasta oo aad qabto oo ayna kuu sharraxaan wax kasta oo aad waydiin karto.

DHAKHTARKA DARYEELKA MUHIIMKA AH EE CARRUURTA, ISBITAALKA TABARUCAHA
Taageer Shaqadeena

Make a financial gift to LifeSource

Hadiyadaha waxaa lagu samayn karaa xusuusta xubin qoyska ka mid ah ama saaxiibka; ama in lagu sharfo qof gaar ah ama munaasabad. Taageeradaada samafalka waxay ka caawisaa joogtaynta barnaamijyadeena si aan u kordhino magacaabista tabaruce iyo taageerada qoysaska.