U gudub nuxurka muhiimka ah

Minnesota Furaha Kalluumeysiga!

Dalbashada shatiga kalluumeysiga?
Sax sanduuqa si aad isu diwaangeliso deeq bixiye ahaan marka aad online ka dalbanayso.

Reer Minnesota waxay iska diiwaan gelin karaan deeq-bixiye ahaan marka ay internetka ka dalbanayaan shatiga kalluumeysiga !

Haddii aad shakhsi ahaan u iibsanayso shatiga kalluumeysiga adiga oo isticmaalaya wakiilka Minnesota DNR ee la ansixiyay, hubi inaad muujiso iyo/ama u sheegto wakiilka inaad sidoo kale jeclaan lahayd inaad iska diiwaan geliso inaad noqoto deeq-bixiye. Wakiilada maxaliga ah ee kaalmaha shidaalka ama dukaanka sed ka xaafadaada mar walba ma oga in deeq bixiye ahaan la isku diwaangelinayo ay suurtogal tahay marka la codsanayo shatiga kalluumeysiga.

Marka, naga caawi faafinta ereyga oo ogeysii wakiilada maxalliga ah inay ogaadaan inay gacan ka geysan karaan badbaadinta nolosha iyagoo diiwaangelinaya shakhsiyaadka "haa" ku deeqa.